Nin jabiyay Amarka guri Jooga ee Caronavirus looga hortagayo oo toogasho lagu dilay !!

Nin u dhashay dalka Nigeria ayaa toogasho lagu dilay kadib markii lagu eedeeyey inuu jebiyey amarka guriga-joog ah, ee looga gol leeyahay in lagu xakameeyo faafitaanka cudurka Coronavirus, waxaa sidaas Jimcaha sheegay booliska iyo sharci-dejiye. Nigeria ayaa soo rogtay tallaabooyin adag, oo ay ku jiraan magaalooyinka waa weyn oo la go’doomiyey, si la isugu dayo … Continue reading Nin jabiyay Amarka guri Jooga ee Caronavirus looga hortagayo oo toogasho lagu dilay !!